Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xildhibaan Siciid Maxamed Xayd


Xildhibaan Saciid Xeyd
Xildhibaan Saciid Xeyd

Dhawaan waxaa baarlamaanka Soomaaliya uu su’aalo waydiiyey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, wasiirka amniga iyo saraakiisha amniga.

Haddaba, maxay tahay ahmiyadda ay soo kordhinayaan isla xisaabtanka noocan oo kale ah.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystay xildhibaan Siciid Maxamed Maxamud Xayd oo ku sugan London, kana mid ah gudiga difaaca ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xidlhibaan Xeyd
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00


XS
SM
MD
LG