Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Istanbul oo lasoo Geba Gebeeyey


Shirka Istanbul
Shirka Istanbul

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa VOA-da uga warramay qodobada kasoo baxay shirka.

Waxaa magaalada Istanbul maanta lagu soo gaba-gabeeyay shirkii madashii 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya iyo bulshada caalamka oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday dalkaasi Turkiga.

Shirka ayaa la laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya 2016-ka.

Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Istanbul ku waraystay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye. Waxaana ugu horrayn uu weydiiyay go’aamada ugu waaweyn ee kasoo baxay shirkaas.

Wareysi: Hadliye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

XS
SM
MD
LG