Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halgamaa Caaqil Cumar Feen oo Geeriyooday


Somalia
Somalia

Allaha u naxariisto waxaa shalay degmada Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose ku geeriyooday Caaqil Cumar Feen oo ka mid ah odayaashii doorka ku lahaa xurriyada Soomaaliya.

Marxuumka ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay degmada Afmadoow ee uu ku geeriyooday.

Caaqil Cumar Feen oo la sheegay inuu 106 sano jir ahaa, ayaa ka tirsanana jiray ururkii Leegada ee usoo dagaalamay xoriyadda Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

Caaqli Cumar Feen oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00


XS
SM
MD
LG