Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Abwaan Saciid Saalax Axmed


Meelo badan oo dunida ah ayaa shalay ilaa iyo xalay waxaa ka dhacayay xafladdo lagu xusayo maalinta afka hooyo ee Soomaaliga, oo sanadkan hal ku dheg looga dhiggay u hiilli afkaaga hooyo.

Xaflad weyn oo maalintan lagu weynayey ayaa xalay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Dadkii xalay xafladdaas ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa abwaan Saciid Saalax Axmed oo ah barre luuqadda Soomaaliga ka dhiga jaamacadda Minnesota.

Weriyeheenna Maxamuud Mascadde ayaa wareystay.

Wareysi: Saciid Saalax
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:28 0:00

XS
SM
MD
LG