Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ee Somalia ayaa sheegaya in dad rayid ah oo saarnaa baabuur ay dhinteen kadib markii maanta uu iska hor-imaad uu ku dhexmaray deegaanka Number 60 maleeshiyo beeleedyo hubeysan, sida uu ku soo warramay weriyaha VOA ee Baido, Mukhtar Mohamed Atoosh.