Ibraahim Daahir Shacbaan, gudoomiyaha maxkamada maamulka degmada Baardheere ee Gobbolka Gedo ayaa ka bad baadiyay weerar isku day dil ah oo xalay fiidkii ay ku qaadeen kooxo bastooladu ku hubeysan.
Guddoomiyaha Maxkamada oo dhaawac ka soo gaaray weerarkaasi, ayaa sida ay u wax u dhaceen uga warramay Wariyaha VOA ee Jubbooyinka Khadar Maxamud Xareed.