Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Diiwaan Gelintii Bilowday


Somaliland waxa maanta si rasmi ah uga bilaabantay diiwaan galinta cod-bixiyayaasha doorashooyinka soo socda.

Guddiga doorashada ayaa saaka aroortii 63 goobood oo ka tirsan gobolka Togdheer ka bilaabay diiwaangelinta.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiin Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan soo diray.

Dhageyso Warbixinta Diiwaangalinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG