MOGADISHU —
27 xisbi oo ka mid ah xisbiyada siyaasadda Soomaaliya ee aan wali la aqoonsan ayaa maanta go'aanno ka soo saaray hiigsiga 2016, waxayna ku baaqeen in doorashada Somalia lagu galo hannaanka xisbiyada.
Xisbiyadda ayaa sidoo kale ugu baaqay dowladda Soomaaliya in la dadajiyo ansixinta shuruucda xisbiyada dalka.
Dhageyso warbixintan kulanka ay xisbiyadda ee Muqdisho.