Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xabad-Joojin Ka Dhaqan Gashay Gaalkacyo


Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa sheegay in la kala qaaday ciidamada iskaga soo horjeeday magaalada Gaalakacayo, xabbad-joojinnna ay ka dhaqangashay.

Wasiirka ayaa ugu baaqay dhinacyada magaalada inay sii wadaan nabadaynta, Waxa uu sheegay inay bilaabantay in dadkii ka qaxay magaalada ay dib ugu soo labateen.

Kadib markii ay maanta soo kormeereen saldhigyada ciidamada la kala geeyey ayuu Haaruun Macruuf uga warramay xaaladda magaalada ee maanta.​

Wasiir Odowaa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:28 0:00

XS
SM
MD
LG