Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanaag: Cabashada Sunta lagu Daadiyo Badaha


Sanaag
Sanaag

Wararka ka imanaya deegaanka Xarshaw oo u dhexeeya Maydh iyo Laasqoray oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas lagu arkay haan weyn oo dahaadhan oo ku soo caariday xeebta.

Qamar Taleex oo ka mida xubnaha golaha deegaanka ee Ceerigaabo ee deegaankaas laga soo doorto ayaa sheegtay in haantan loo malaynayo inay ka mid tahay sunta lagu aaso badaha Soomaalida, iyada oo sheegtay inay cabsi badan ku abuurtay guud ahaan dadka ku nool dhulka xeebaha ah.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka Telefoonka kula xidhiidhay Qamar Taleex oo ku sugan Ceerigaabo.

Haan ku Soo Caariday Xeebaha Sanaag
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

XS
SM
MD
LG