Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaahira: Danjire Cabdullaahi Xasan oo Geeriyooday


Danjire Cabdullaahi Xasan
Danjire Cabdullaahi Xasan

Mid ka mid ah diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee muddada dheer safiirka ka ahaa dalka Masar Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Qaahira sida ay sheegtay dawladda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi ka diray geerida diblomaasiga waxana uu sheegay inuu udub dhexaad u ahaa xiriirka Soomaaliya iyo waddamada Carabta. Caasha Ibraahim Aadan ayaa ka waraysatay Ali Omar Afrah ( Ali-Bashir) oo ka mid ah diblomaaisyiinta safaaradda.

XS
SM
MD
LG