Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin Ku Dhintay Xeebaha Dalka Turkiga


Illaa shan muhaajiriin oo kale ayaa laga soo badbaadiyey doontan oo quustay xilli ay ku socotay jasiiradda Giriiga ee Kos.

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay in toban muhaajiriin ah lagu la’ yahay biyaha Aegean kadib markii doontooda ay ku quustay meel u dhow xeebaha Turkiga.

Illaa shan muhaajiriin oo kale ayaa laga soo badbaadiyey doontan oo quustay xilli ay ku socotay jasiiradda Giriiga ee Kos.

Ra’iisul wasaaraha Greece Alexis Tsipras ayaa waxa uu maanta magaalada Ankara kula kulmayaa mas’uuliyiinta Turkiga, isaga oo kala hadlaya sidii loo yareyn lahaa qulqulka dadka dalkaas kasoo baxaya ee dalkiisa ku socda.

XS
SM
MD
LG