Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Siilaanyo Oo Jeediyey Digniin Amni


Siilaanyo
Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee wakhtigan ee Somaliland xilli khilaaf uu ka dhex taagan yahay xubnaha xisbiga talada haya ee Somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhinacyada siyaasadda isku haya uga digay wixii waxyeeli karaya amniga Somaliland.

Siilaanyo ayaa ka hadlayay maanta xuskii aasaaska ciidamada Booliiska, waxaana uu sidoo kale hambalyo u diray ciidamada.

Warbixintan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray Weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

Warbixinta Barkhad
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

XS
SM
MD
LG