Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin Talyaaniga La Keenay

Muhaajiriinta Eritrea oo saf ugu jira in la diiwaangeliyo
Muhaajiriinta Eritrea oo saf ugu jira in la diiwaangeliyo

Koonfurta Talyaaniga waxaa toddobaadkan la keenay in kabadan 1400 oo muhaajiriin African ah oo intooda badan ka yimid Eritrea. Dadkan oo laga soo badbaadiyay badda Meditarrenean-ka waxaa ku jiray 90 qof oo Soomaali ah.

Muhaajiriin Talyaaniga la Keenay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:41 0:00

Sawirro: Muhaajiriin La Geeyay Italy

Dumar Soomaali ah oo badda laga soo badbaadiyay
1/12 Dumar Soomaali ah oo badda laga soo badbaadiyay
Qaar ka mid ah muhaajiriinta Eritrea oo maanta la geeyay Talyaaniga
2/12 Qaar ka mid ah muhaajiriinta Eritrea oo maanta la geeyay Talyaaniga
Markab dagaal oo Britian ay leedahay oo muhaajiriin keenay dekedda Catania ee koonfurta Talyaaniga
3/12 Markab dagaal oo Britian ay leedahay oo muhaajiriin keenay dekedda Catania ee koonfurta Talyaaniga
Muhaajiriinta Eritrea oo saf ugu jira in la diiwaangeliyo
4/12 Muhaajiriinta Eritrea oo saf ugu jira in la diiwaangeliyo
Muhaajirinta oo caafimaadkooda la baarayo
5/12 Muhaajirinta oo caafimaadkooda la baarayo
Ururka Laanqeyrta cas ee Talyaaniga oo baaraya caafimaadka muhaajiriinta la keenay
6/12 Ururka Laanqeyrta cas ee Talyaaniga oo baaraya caafimaadka muhaajiriinta la keenay
muhaajirinta oo ku sugan gudaha Markabka iyagoo sugaya in la soo dajiyo.
7/12 muhaajirinta oo ku sugan gudaha Markabka iyagoo sugaya in la soo dajiyo.
Askari ka tirsan Norway oo kor kala socda muhaajiriinta uu soo badbaadiyay markabka Norway
8/12 Askari ka tirsan Norway oo kor kala socda muhaajiriinta uu soo badbaadiyay markabka Norway
Muhaajiriinta oo u taagan in la diiwaangeliyo
9/12 Muhaajiriinta oo u taagan in la diiwaangeliyo
Markab Spain laga leeyahay oo sida muhaajiriin uuka soo badbaadiyay Badda
10/12 Markab Spain laga leeyahay oo sida muhaajiriin uuka soo badbaadiyay Badda
Doonyihii ay ku safrayeen muhaajiriinta oo xasuus ahaa loo dhigay dekedda Pozzallo
11/12 Doonyihii ay ku safrayeen muhaajiriinta oo xasuus ahaa loo dhigay dekedda Pozzallo
Markab Spain laga leeyahay oo muhaajiriin uu soo badbaadiyay ku dajinaya dekedda Pozzallo, Italy.
12/12 Markab Spain laga leeyahay oo muhaajiriin uu soo badbaadiyay ku dajinaya dekedda Pozzallo, Italy.
Previous slide
Next slide

This item is part of
XS
SM
MD
LG