Toddobaadkan waxaa Talyaaniga la geeyay in ka badan 1400 oo muhaajiriin ah oo u badan Eritrea kuwaasoo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka. Dadkan waxaa ku jiray 90 Soomaali ah.
Sawirro: Muhaajiriin La Geeyay Italy
1
Dumar Soomaali ah oo badda laga soo badbaadiyay
2
Qaar ka mid ah muhaajiriinta Eritrea oo maanta la geeyay Talyaaniga
3
Markab dagaal oo Britian ay leedahay oo muhaajiriin keenay dekedda Catania ee koonfurta Talyaaniga
4
Muhaajiriinta Eritrea oo saf ugu jira in la diiwaangeliyo