Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Khudbaddii RW ee Q.M


RW Sharma'arke
RW Sharma'arke

Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid ayaa xalay qudbaddii Qaran ee Soomaaliya ka hor jeediyay kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Qubadda ra’iisul wasaare Sharmaare ayaa taabaneysay dhinacyada horumarka ay dowladda Soomaaliya sameysay afartii sano ee la soo dhaafay, amniga iyo adkeysiga ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin dagaallada, isagoo dhinaca kale ka codsaday beesha caalamka in Soomaaliya aan deeqo oo kali ah la siin balse la maal-gashado si ay markale cagaheeda ugu istaagto.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo ku sugnaa xarunta Qaramada Midoobay ee uu ra’iisul wasaare Sharmarke qudbadda uu ka jeedinayay ayaa warbixintan nooga soo diray Magaalada New York.

Dhageyso Qudbaddii Rw Sharma'arke ee N.Y
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

XS
SM
MD
LG