Muslimiinta caalamka ayaa maanta si weyn ugu damaashaadaya munaasabadda Ciidda Carafo, waxaana Idaacadda VOA ay idiinku talo gashay barnaamijyo gaar ah oo xiiso badan oo Ciidda ku saabsan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo haysa barnaamijkii ugu horeeyey ee munaasabadda Ciidda.