Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaro ku dhuftay dhulka Soomaalida Ethiopia


Abaaro ba’an ayaa laga soo sheegayaa dhulka Soomaalidu ay deggan yihiin ee dalka Itoobiya. Sida ay sheegayaan dadka ku nool halkaas, waxaa abaarta ku naf waayey dad iyo xoolo badan.

Aadan Alaale Cali waa mid ka mid ah dadka deegaanka kuna sugan magaalada Dirri Dhaba. Axmed Cali Sheekh oo ka tirsan VOA ayuu uga warramay dhibaatada abaarta ah ee jirta.

Hoos ka dhageyso wareysiga.

Wareysiga Abaarta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG