Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Somaliland oo Qabanaya Shirweyne


Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland,
Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland,

Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland ee Wadani, Ucid iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga ayaa shir ay maanta isugu imaadeen magaalada Hargeisa ku shaaciyay in 23 ka ilaa 26 ka bishan ay qaban doonaan shirweyne qaran oo ay ku tilmaameen inay kaga hadlayaan sidii aanay Somaliland mugdi siyaasadeed u gali lahayn.

Guddoomiyaha xibiga Wadani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilahi Ciro, musharaxa madaxweyne xigeenka ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan iyo Gudoomiyaha siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Xasan Guure Jaamac ayaa ujeedada shirka iyo waxa laga filan karo uga warramay wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG