Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirarka Maaliyadda iyo Xawaaladaha ee Addis Ababa


Wasiirka Maaliyadda Kenya iyo Maamulaha Dahabshil
Wasiirka Maaliyadda Kenya iyo Maamulaha Dahabshil

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ku saabsan maaliyadda iyo higsiga horumarka Qarniga ee Millenium Development Goals.

Shirkan oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 7 kun oo ergo, waxaa ka dhinac socoda shirar kale, oo uu ka mid ahaa shir looga hadlayay doorka xawaaladaha ay ka qaadan karaan maalgashiga barnaamijyada horumarinta.

Shirkaasi dadkii ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid (Cabdirashiid Dahabshiil), wuxuuna VOA uga warramay ahmiyadda shirka.

Dhageyso Wareysi Maamulaha Shirkadda Dahabshil
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00

XS
SM
MD
LG