Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weftiga Soamaaliya oo ka Hadlay Muranka Badda


Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Hague ee ay ku taallo maxkamadda caalamiga ah Garsoorka oo dhagaysan doonta muranka dhinaca badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Wafdiga oo isugu jira sharci-yaqaanno iyo diblomaasiyiin ayaa maalinta berrito ah gudbin doonta dacwaddooda.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka Telefoonka ku waraystay Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir.

Dacwadda Badaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG