Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Cadaado oo 60 Xildhibaan lagaga Dhawaaqay


Cadaado
Cadaado

Maamulka Gal-mudug ee gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay fiidkii soo saaray 60 xubnood oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaanka maamulkaas.

Hase ahaatee waxaa arrintaas ka biyo diidey ururka Ahlu sunna Waljamaaca oo iyagu sheegay inaanay aqoonsanayn natiijada ka soo baxday shirka Cadaado, sidoo kale Puntland ayaa dhinaceeda ka hortimi xuduudaha lagu sheegay dastuurka lagu ansixiyey shirka Cadaado.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Galmudug
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG