Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Dedaal loogu jiro dhalinyaro Xabsiyada ku jira


Jaaliyadda Minnesota
Jaaliyadda Minnesota

Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa dadaal ugu jira sidii xabsiga looga soo saari lahaa 6 dhalinyaro soomaali Mareykanka ah oo loo haysto argagixiso, kuwaasoo lagu eedeeyey inay damacsanaayeen inay u safraan dalka Syria.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG