Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulalaka Somalia iyo Rwanda oo Kulmay


Waxaa galabta dalka Djibouti ka dhacday cayaar xiis badneyd oo dhex martay xulka Soomaaliya iyo xulka Rwanda.

cayaartan ayaa aheyd lugta labaad isreeb-reebka koobka CAF U23 Championship ee 23 jirada qaaradda Africa.

Cayaarta oo qeybtii hore Soomaaliya lagu hogaaminayay hal iyo eber ayaa qeybtii 2aad markii la isugu soo noqday xulka qaranka Soomaaliya waxa uu la soo baxay dar dar iyo cayaar aad u heer sareeysay taasoo u suuragelisay inay la yimaadaan goolkii barbar dhaca.

Cayaaraya ayaa ku soo dhamaatay 1-1 .

Kulankii ka dhacay Kigali eek an ka horeeyay dhamaadkii bishii April ayaa Soomaaliya looga adkaaday 2-0.

XS
SM
MD
LG