Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha oo ka Qaybgalay Furitaanka Baarlamaanka Jubba


Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiiradda arrimaha dibadda ee Kenya iyo Ethiopia ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu daahfurayay baarlamaanka maamulka KMG ee Jubba.

Baarlamaanka maamulka Jubba ayaa ka kooban 75 xubnood, waxaana jirta cabasho badan oo qaar ka tirsan beelaha gobolladaaasi ay ka muujiyeen qaabka loo soo xulay.

Furitaanka baarlamaanka ayaa waxa VOA uga warramay Daud Aways, Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Caleema saarka Baarlamaanka Jubba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG