Shirkii wadatshiga Dawladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee ku saabsan Dhismaha Maamullada, Ciidnaka Qaran iyo hiisgiga 2016-ka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe.
Natiijada kasoo baxday shrikaasi iyo aragtida madaxda halkaasi joogtay waxaa warbixintan nooga soo diray weriyahayaga Nuux Muuse Birjeeb.