Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caruur Jadeeco ugu Dhimatey Gabiley


Afar caruur ah ayaa u dhintey cudurka Jadeecada deegaanka Gabiley ee Somaliland. Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Dr. Yuusuf Axmed Cali ayaa ugu baaqey dadweynaha in ay usoo baxaan talaalka oo uu sheegey in albaabka guryahooda loogu geeyo, wuxuuna xusey in sababta cudurku u jiro aysan aheyn talaal la,aan balse ay dadku ka baaqsanayaan in ay caruurtooda talaalaan.

XS
SM
MD
LG