Laba qof aya aku dhimatay weerar ay xalay ururka al-shabab ku qaadeen magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose. Dadka magaalada ayaa sheegay in maleeshiyad al-shabab ay muddo kooban haysteen saldhigga booliiska magaalada ka hor intii aysan ka bixin. Goobjoogan oo magaciisa qariyey sababo dhinaca amniga ah ayaa VOA uga warramay sida ay wax u dhaceen.