Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaramada Midoobay oo Somalia Kulan ka Yeelatay


Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa ka dhacay kulan looga hadlay xaaladda Soomaaliya.

Kulankan ayaa xubnaha golaha amaanka waxaa warbixin qeyb ka aheyd –warbixintisii 23aad ee sanadlaha ee arimaha Somalia ee uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, hor dhigay golaha 23-kii bishii la soo dhaafay ee January, ay ka dhageysteen ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Somalia Nickolas Kay .

Mr. Kay oo kulanka ka qeybgalay ayaa ka hadlay xaalada guud ee Somalia., gaar ahaan siyaasadda amaanka iyo rajada iyo werwerka laga qabo gaarista higsiga cusub ee Somalia ee 2016ka.

Waxaa kaloo goluhu ay warbin ka dhageysteen Maman Sidikou, ergayga gaarka ah ee Somalia u qaabilsan, ururka midowga Africa, isla markaana ah madaxa howlgalka Amison ee Somalia.

Shirkaasi waxa warbixintan kooban inooga haya wariyeheena Maxamed Colaad Xassan. warbixinta hoosta ka dhageyso:

Dhageyso Warbixinta Shirka Qaramada Midoobay ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG