Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ka qayb gashay Bandhiga Buugta ee Carabta


Ururka Maktabadaha buugaagta Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 25 sanno ah ka qeybgalay bandhiga buugaagta caalamiga ah ee waddamada Carabta oo lagu qabtay magaalada Qaahira.

Bandhigan waxaa ka qeybgalay RW dalka Masar. warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Xuseen Saxnuuni.

Bandhiga Buugta ee Masar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG