Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xarunta AMISOM oo la Weeraray


Koox loo malaynayo inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab ayaa weerar hubaysan ku qaadey Saldhiga AMISOM ee Xalane ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa la sheegayaa inay dableydu ay xerada kasoo galeen dhinaca dambe.

Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xaamud oo ka gaabsadey inuu ka hadlo khasaaraha weerarkan ayaa sheegay in ciidanka AMISOM ay iska caabin sameeyeen.

Sahra Abdi Ahmed oo khadka telefoonka ee Muqdisho kula xariirtey afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xaamud ayaa waydiisey ugu horeyntii inuu sharaxo sida ay wax u dhaceen?

Afhayeenka AMISOM
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

XS
SM
MD
LG