Magaalada Dhuusa-mareeb iyo degmada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya waxaa maanta markii labaad ka dhacay dagaallo sababay dhimasho oo u dhaxeeyo ciidamada Somalia iyo maleeshiyo taabacsan ururka ahlu-sunna.
Maamulka gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaalka maanta ay ku qabsadeen gacan ku haynta magaalada Dhuusa-mareeb.
Qaybtan hoose ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan.