Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha ee Toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa ciyaaryahan naafo ah oo u ciyaara kooxda Hokey-ga ee Ottowa ee dalka Canada. Maxamed Xasan Cawad oo ciyaaryahanka kaliya ee Soomaaliga ee kooxdaas ku jira.
Barnamaijka oo dhan hoosta ka dhageyso.