Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay gaabista howlaha baarlamaanka Soomaaliya. Baarlamaanka waxaa laga sugayay inay anxisiyaan ilaa 40 sharci labada sanno ee ugu horreeya, balse ilaa imika waxay ansixiyeen 7 sharci.
Haddaba siduu ku yimid gaabiskani, yaase mas'uul ka ah? Su'aallahaasi iyo kuwa kaleba kaga bogo barmaamijka Faaqidaadda Toddobaadka.