Ciyaaraha Koobka Adduunka waxa hadda iskugu soo haray siddeed kooxood oo u tartamaya in midkood uu gacanta ku dhigo koobka oo markan lagu qabanayo dalka Brazil.
Natiijada ciyaarihii shalay iyo kooxaha isku soo haray hoosta ka dhageyso.