Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Qurba Joogta Uga Furmay Turkiga



Shir ay leeyihiin Jaaliyadaha somalida ee dunida ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Shirkan oo ah kii noociisa ah ee ugu horeeyay ee ay yeeshaan Jaaliyadaha Somalida ee Qurbaha ayaa ujeedadiisu ay tahay sidii loo heli lahaa hogaan ay ku mideysanyihiin Jaaliyad kala duwan ee Somalida ee dunida.

shirkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu wada a inay hadallo ka jeediyaan Wasiirka Arimaha dibadda ee turkiga Axmed Davutoglu iyo xubno kala matalaya Jaaliyadaha Somalida.

Ergo Gaareysa ilaa iyo 100 qof oo isugu jira aqoonyahanno, siyaasiyiin, ganacsato , waxgarad iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee mujtamaca qubajoogta ayaa ka qeyb galaya shirkan.

Wareysi ku saabsan shirka halka hoose ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00
XS
SM
MD
LG