Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolosha Cusub ee ay la Kulmaan Soomaalida Qurbahu


Kala duwanaanshaha Dhaqan, Dhaqaale iyo Bulsho ee wadamada caalamka ayaa Soomaali badan oo u soo qaxay wadamada reer Galbeedka ku keentay inay ku jahawareeraan la qabsashada nolosha Cusub ee ay wajaheen iyo sidii ay gudbi lahaayeen duruufaha horyaala, qoysas badan ayaa burbur ku dhacaa, carruur badana waxa ku dhaca dhibaatooyin ay xabsi ku gali karaan, balse isku duubnaanta qoyska iyo barashada afka iyo noloshawadanka ay yimaadeen ayaa la sheega iny tahay dariiqa ugu sahlan e aykaga bixi karaan dhibka. Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arimahaasi ku sabsan inoo diyarisay.

Warbixinta oo dhamaystiran Hoos ka dhegayso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00
XS
SM
MD
LG