Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Howlgalka AMISOM ee al-Shabaab.


Barnaamijka wicitaan dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay howlgalka howlgalka ciidamada AMISOM ee ka dhanka ah al-Shabaab. Waxaana marti ku ah General Cismaan Nuur Subagle oo ah abaanduulaha ciidamada AMISOM iyo Colonel Cusmaan Dubbad Rooble oo ah taliyaha ciidamda Jabuuti ee AMISOM.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

WICITAANKA DHAGEYSTAHA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:05 0:00
XS
SM
MD
LG