Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Norway: Qoys Soomaali ah oo Caruur laga Qaatay


Qoys Somali ah oo ku nool dalka Norway ayay hey’ adda badbaadada Carruurta ee wadankaasi kala wareegtay 4 caruur ah oo ay dhaleen, kadib markii uu dhawaanta ka dhintay wiil sadex jir ah oo ay dhaleen oo waalidka lagu canaantay inay dayaceen wiilkooda sidaaasna uu ku dhintay ilamahaasi xili uu la ciyaarayay walaalihiisa kale.

Qoyska laga qaatay 4 wiil oo ka ugu wayni 6 sano jir yahay ayaa la sheegay inay ku cusub yihiin dalka Norway isla markaana ay ahaayeen qoys daryeelka ubadkooda iyo xidhiidhka bulshada soomaaliyeed ee ay la nool yihiinba ku wanaagsan balse wiilka sida deg dega ah uga dhintay darteed carruurta kale looga qaaday .

Hadaba Sahra Ciidle Nuur arimahaasi ku saabsan inoo diyaarisay .

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:41 0:00
XS
SM
MD
LG