Barnaamija Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Generaal Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ka warramaya qorshiisa ku aaddan amniga magaalada Muqdisho.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.