Ka dib markii Madexweynihii hore ee Ukrain Victor Yanakovich ay bannaabaxyo ku rideen kooxo ka soo horjeeda afkaartiisii raacsaneyd dalka Russia, ayuu Madexweyhanaha Russia, Vladimir Putin dhawaan ciidan u direy bariga Ukraine, uuna kulana wareegey gacn ku haynta gobolka Crimea ee Ukrain.
Arinkasi waxa ay ka careysiisey Mareykanka iyo Yurub.
Laakiin Siyaasiin badan oo Mareykan ah ayaa Madexweyne Obama ku dhaliiley sida uu arinka u maareeyey.
Wariyaha VOA Falastin Axmred Iman ayaa goor dhaweyd arimaha ku saansan mowduucaas ka wareysatey Madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow, sidan ayuuna wareysigaasi ku bilaabmey.