Wafdi ka socda Dawladda Federalka Somalia ayaa kulamo la qaatay labada qeybood ee ay shirarku uga socdaan magaalada Baydhabo, kuwaas doonaya maamulo aan isku aragti ahayn oo gobolada koonfur-galbeed laga hirgaliyo.
Harun Macruuf ayaa cidda uu wafdiga dawladdu ka kulmay ka wareystay Cusmaan Libaax Ibraahim oo ah Wasiir kuxigeenka Beeraha, ahna afhayeenka wafdiga Baydhabo tagey.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.