Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warqadda Aqoonsiga iyo Magacyada Soomaaliga


Magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo Somalia ah waxa laga hirgaliyey qaadashada warqadda aqoonsiga oo lagu sameeyey kombiyuutarka, taas oo aan si sahlan loo khaldi karin.

Magacyada dadka sita warqaddan aqoonsiga ayaa waxa qeybtiisa muuqata lagu qoray afka Ingiriirska, arrintaas oo dadka qaar ay dood ka keeneen, iyaga oo door-bidaya in afka Soomaaligu uu yahay ka mudan in lagu qoro.

Sahra Ciidle Nuur ayaa arrinta murankaas keentay ka wareysatay Anwar Maxamed Diiriye oo bare ka ah Jaamacadda Maryland ee dalka Maraykanka, horeyna u qoray buug uu kaga haldayo magacyada Soomaalida iyo meesha laga soo dhiraandhiriyey.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:02 0:00
XS
SM
MD
LG