Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkana waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh, oo ay ku jirto sheekadii taxanaha ahayd ee Adeegto, iyadoo qaybta dambana aad ku maqli doontaan qaybtii saddexaad ee wareysiga hal abuure Xasan Abuukar “Laabsaalax”
Barnaamijka oo dhameystiran xagge hoose ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhameystiran xagge hoose ka dhageyso.