Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weeraro Habeenkii Labaad ka Dhacay Muqdisho


Magaalada Muqdishu waxaa ka dhacay duqayn loo adeegsaday hoobiyayaal waana weerarkii caynkan ah ee habeenkii labaad ka dhaca magaalada. Ugu yarana 5 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen.

Warbixin arrinaas ka hadlaysa waxa magaalada Muqdisho inooga soo diray wariyeheena Mukhtar M. Catoosh.

Dhinaca kalena, wariyeheena Haaruun Macruuf weeraradan iyo waxa looga hortagi kari la'yahay ka wareystay Col. Cabdullaahi Aadan Xuseen oo ka faallooda Arrimaha Amniga.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:50 0:00
XS
SM
MD
LG