R/wasaarihii hore ee Somalia Cabdirasaaq Xaaji Xuseen ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalkan Maraykanka.
Marxuumka ayaa maalmihii u dambeeyay ku jiray isbitaalka isaga oo uu xanuun ka haleelay dhinaca samababka sida uu VOAda u xaqiijiyay Cabdiqafaar Xaaji Xuseen oo ay walaalo ahaayeen.
Cabdirasaaq Xaaji Xuseen ayaa waxaa uu ahaa Ra’isal wasaarihii labaad ee ay Somalia yeelato, isaga oo Ra’iisal wasaare soo noqday intii u dhaxaysay 1964 ilaa iyo 1967.
Warbixin ku saabsan taariikhda iyo waxqabdka C/risaaq Xaaji Xuseen ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.