Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Ra'iisul-wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.


Ra'iisul-wasaare Cabdiweli
Ra'iisul-wasaare Cabdiweli
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah RW cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo wareysi dheer siiyay laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA waxyar kadib markii ay ansixiyeen baarlamaanka Soomaaliya.

Wareysiga khaaska ah oo uu ra'iisul-wasaaraha la yeeshay Cabdicasiis Xuseen, ayaa wuxuu mudane Cabdiweli Sheekh kaga hadlayaa;

  • Nooca ay noqonayso xukuumaddu soo dhisi doono
  • Qorshihiisa siyaasadeed
  • Wuxuu ka yeeli doono ururka al-Shabaab
  • Arrimaha Jubbooyinka iyo dhismaha maamul-goboleedyada.
  • Wadahadallada Somalia iyo Somaliland
  • Khilaafka dhexmara madaxda Soomaalida sida Ra'iisul-wasaaraha iyo Madaxweynaya iyo sida looga baaqsan karo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:09 0:00
XS
SM
MD
LG