Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Tuhunka Kufsi ka Dhacay Muqdisho


German special police units guard an entrance to an apartment building in the Wedding district of Berlin, Germany, Jan. 16, 2015.
German special police units guard an entrance to an apartment building in the Wedding district of Berlin, Germany, Jan. 16, 2015.
Dawladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhexe ee Muqdishu u wareejisay gabadh weriye ah oo ku eedaysay laba weriye, oo ka tirsanaa Idaacadda Raadiyo Muqdishu ee ku hadasha codka dawladda, inay kufsadeen.

Waxaa kale oo xabsiga isna la dhigay weriye ka tirsanaa idaacadda Shabeelle oo gabadha waraystay iyo Agaaismaha idaacadda. Saraakiiil ka tirsan dawladda oo Idaacadda VOA ay la xiriirtay ayaa ka gaabsaday inay kiiskan ka hadlaan iyaga oo sheegay inay ka dhaxayso muwaadiniin is dacwaynaya, waxaase iyagu ka hadlay ururka suxufiyiinta qaranka ee NUSOJ.

Warbixintan oo uu noo diyaariyey Maxamed Colaad Xasan halkan hoose ka dhageyso.

Warbixinta Kufsiga Muqdisho - 4:32
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00
XS
SM
MD
LG