Allaha u naxariistee waxaa magaalada London shalay ku geeriyooday Abwaan Sahal Macallin Ciise oo ka mid ahaa hal-buurrada sida weyn caanka uga ah Soomaaliya isgaoo muddo jirranaa.
Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixin nooga diyaarisay taariikhdii Sahal Macalin Ciise.
Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixin nooga diyaarisay taariikhdii Sahal Macalin Ciise.