Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Ammaanka oo ka Doodaya Arrinta Somalia


UN Syria Diplomacy
UN Syria Diplomacy
Dalalka xubnaha ka ah Golha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka doodaya talo soo jeedin ku saabsan in la kordhiyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Somalia ka hawlgalaya.

Shirka Golaha ayaa dhegeystey khudbad ay halkaa ka jeedisey kuxigeenka xoghayaha guud ee QM iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Fowzia Yusuf Haji Adan.

Wasiirka oo waraysi gaar ah siiyay VOA ayaa faahfahin ka bixisay wada hadalada socda.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00
XS
SM
MD
LG